|

wadanka cameroon oo uu ka dilaacay cudurka daacuunku

Wararka ka imaanaya Wadanka Cameroon ayaa waxay sheegayaan in boqolaal qof u dhinteen xanuunka Daacuun oo Wadankaas ka dilaacay.

Waqooyiga Wadanka Cameroon oo isagu xuduud la leh wadanka Chad iyoNigeria  ayaa Dadku aad ula ila daran yihiin xanuunkan daacuunka waxaana la rumaysan yahay in ay dadku cabeen  biyo wasakhaysan.

Masuul u hadlay Dawlada Wadanka Cameroon ayaa shaaca ka qaaday in Waqooyiga fog ee dalkaasi dadku aanay helin adeeg biyo nadiifa  oo tayo leh dadkuna waxay badidoodu ka cabaan ceelal iyo harooyin aan nadiif ahayn waxaana uu intaa ku daray in Dawlada u gurmatay sidii dadkaas Xaaladooda wax looga qaban lahaa.

Xingaloolnews

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Leave a Reply

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]