|

laba nin oo lagu dilay magaalada boosaaso

Saacadu markii ay ahayd abaaro 12 duhurnimo ayaa dabley hubaysani waxay  ku dileen magaalada boosaaso laba nin oo rayad ah kuwaasoo aysan noosuura gelin inaan helo magacyadooda  lama garanaayo cid geysatay falkan dilka ah.

Ciidanka Amaanka Magaalada Bosaso oo iyagu ka ag dhowaa goobta uu dilku ka dhacay  ayaa Rasaas ku riday dablaydii dilka geysatay uma suura gelin in ay gacanta ku dhigaaan.Magaalada Bosaso ayaa marar badan waxaa ka dhacay dilal loo geystay  madaxda dawlada xubno baarlamaanka ka mid ah,  ciidamada  dawlada iyo dadka rayadka ahba  taasoo sababtay inaan laysku halayn karin amaanka magaalada boosaaso.

Xingaloolnews

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Leave a Reply

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]