|

maxbuus u xirnaa puntland oo geeridiisa la xaqiijiyey

 Marxuum  Jaamac Ismaaciil Ducaale oo ay dhowaan soo qabteen ciidamada Puntland isagoo dhaawac ahayaa waxaa la xaqiijinayaa inuu geeriyooday,dhaawaca marxuumka ayaa waxaa la keenay isbitaalka magaalada boosaaso halkaas oo lagu dabiibayey wuxuun ahaa dhaawiciisu mid fudud,

Jaamac Ismaaciil Ducaale oo ka mid ahaa ciidamadii la dagaalamay kuwa  Puntland ayaa waxaa la xaqiijinayaa in dhakhtarka kala baxeen ciidamadamo ka tirsan maamulka puntland,

Saraakiisha dowlada Puntland waxay gebi ahaan diideen inay ka hadlaan qaabka uu u geeriyooday maxbuuska u xirnaa ee ay soo qabteen, waxaase jira warar ku dhow saraakiisha maamulka oo sheegaya in baaritaan lagu hayo qaabka geeridiisa.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa isagu hore u sheegay in jaamac   ay gacata ku hayaan isagoo bed qaba.

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Leave a Reply

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]