Home » July, 2010 Entries posted on “July, 2010”

wadanka cameroon oo uu ka dilaacay cudurka daacuunku

wadanka cameroon oo uu  ka dilaacay cudurka daacuunku

Wararka ka imaanaya Wadanka Cameroon ayaa waxay sheegayaan in boqolaal qof u dhinteen xanuunka Daacuun oo Wadankaas ka dilaacay. Waqooyiga Wadanka Cameroon oo isagu xuduud la leh wadanka Chad iyoNigeria  ayaa Dadku aad ula ila daran yihiin xanuunkan daacuunka waxaana la rumaysan yahay in ay dadku cabeen  biyo wasakhaysan. Masuul u hadlay Dawlada Wadanka Cameroon ayaa shaaca ka [...]

July 30 2010 | Posted in NEWS | Read More »

marxuum basiir barre samatar oo ka mid noqday dadkii ku dhintay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay wadanka pakistan

marxuum basiir barre samatar oo ka mid noqday dadkii ku dhintay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay wadanka pakistan

Alle ha u naxariistee Ganacsade BASHIIR BARRE SAMATAR ayaa ku dhintay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay wadanka bakistaan,Bashiir oo ka mid ahaa ganacsatada caanka ah  magaalada Boosaaso ayaa ka mid noqday 152 ruux oo ku naf waayey shilkii diyaaradeed  ka dhacay hawada magaalada Islamabad ee caasimada dalka Pakistan waxaana suurala gal in ay ku jiraan dadk kale oo [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

nabadoon maxamuud ciise oo ka hadlay dagaalkii galgala iyo dilkii loo geystay marxuum jaamac

nabadoon maxamuud ciise oo ka hadlay dagaalkii galgala iyo dilkii loo geystay marxuum jaamac

Nabadoon Maxamuud Ciise oo ka mida Nabadoonada Puntland ayaa siwayn u canbarayey Hadal ka soo Yeeray madaxwayne Faroole kaasi oo ahaa ,Waxaan Haynaa Maxbuus ka dibna ninkaasi dil lugu filayey iyadoo aan la marsiin sharciga Caalamiga ah isla markaasina aan dilka ninkaasi ka Oday ahaan u aragno Mid ka baxsan Qarsha dhaqameedka hore uga jirey [...]

July 29 2010 | Posted in NEWS | Read More »

laba nin oo lagu dilay magaalada boosaaso

laba nin  oo lagu dilay magaalada boosaaso

Saacadu markii ay ahayd abaaro 12 duhurnimo ayaa dabley hubaysani waxay  ku dileen magaalada boosaaso laba nin oo rayad ah kuwaasoo aysan noosuura gelin inaan helo magacyadooda  lama garanaayo cid geysatay falkan dilka ah. Ciidanka Amaanka Magaalada Bosaso oo iyagu ka ag dhowaa goobta uu dilku ka dhacay  ayaa Rasaas ku riday dablaydii dilka geysatay uma [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

ciidamada dawlada federaalka oo dhaqdhaqaaq ka wada degaanka kalabayr ee gobolka hiiraan

ciidamada dawlada federaalka oo dhaqdhaqaaq ka wada degaanka kalabayr ee gobolka hiiraan

Wararka ka imaanayaa gobolka hiiran ayaa la sheegayaa in degaanka kala bayr soo gaareen ciidamo taageersan dawlada fadalaraaka ah kuwaasoo ay weheliyaan ciidamo itoobiyaan ahi. Ciidamadan oo isugu jira kuwii maamulkii hore iyo kuwa kale oo lagu soo tababaray gudaha wadanka itoobiya ayna weheliyaan kuwa itoobiyaanku ayaa waxay degaankaas ka wadaan dhaqdhaqaaq  ciidan kaasoo ay [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

fatahaad ka dhacday wadanka china(sawiro)

fatahaad ka dhacday wadanka china(sawiro)

Wararka ka imaanaya wadanka china ayaa waxa uu sheegayaa in fataheen labadii webi ee ugu weynaaawadanka china,fatahaadan ayaa waxaa ku dhintay dad tiradoodu gaarayso 950 qof halka aan la hayn dad gaadhaya 450 qof, fatahaadan oo dhib weyn u gaysatay dadkii ku noolaa gobolka W/bari ee dalka chinaha ayaa ciidamada dawladu waxay dedaal ugu jiraaan [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

faallo:aragtida laga muujiyey golaha cusub ee uu soo dhisay madaxweynaha somaliland

faallo:aragtida laga muujiyey golaha cusub ee uu soo dhisay madaxweynaha somaliland

Madaxweynaha cusub ee  somaliland oo ay dadku hanqal taagayeen qaabka uu u soo xulan doono  golihiisa wasirada ayaa dadweynuhu aragti yaable ka muujiyey. Axmed maxamed siilaanyo  oo loo arkayey ruug cadaa siyaasi ah islamarkaasna la is lahaa wax ayuu ka bedeli doona qaabkii ay dawladii isaga ka horaysay u shaqayn jirtey ayaa wuxuu golihiisa wasiirada ku koobay hal [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

diyaarad rakaab ah oo ku burburtay caasimada wadanka pakistan(sawiro)

diyaarad rakaab ah oo ku burburtay caasimada wadanka pakistan(sawiro)

Diyaarad rakaab ah oo siday 152 qof ayaa ku burburtay hawada caasimada pakistan ee islamabad,Diyaaradan ayaa dadkii saarnaa oo dhami ku dhinteen,burburka diyaarada oo  nooceedu ahaa airbus ayaa ku firirsan kaymaha buureleyda  halkaas oo laga baadi goobayo meydadka dadkii saaraa diyaarada.  Diyaarada dhacday waxaa lahayd shirkadada wadani ah oo la yiraaho Air Blue,waxayna ka duushay magaalada [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

xarakada alshabaab oo beenisay in ay ku lug lahayd dagaalkii ka dhacay puntland

xarakada alshabaab oo beenisay in ay ku lug lahayd dagaalkii ka dhacay puntland

Afahayeenka guud ee xarakada al shabaab  ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkii dhowaan ka dhacay  gobolka bari aysan shaqo ku lahayn  xoogag al shabaaab,waxana uu sheegay in dagaaladaasi u dhexeeyeen  ciidamo deegaaneed iyo kuwa puntland, Afhayeenku waxa uu sheegay in maamulka puntland shicibka ay ku hayso dulmi aad u weyn iyagoo hadda ka hor dagaal [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

mudaharaad ka dhacay degmada dhahar ee gobolka hayland

mudaharaad ka dhacay degmada dhahar ee gobolka hayland

Waxaa maanta ka dhacay magaalada Dhahar Mudaaharaad aad u balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen dadka deeganka Dhahar. Mudaaharaadkan oo dadka soo qabanqaabiyey oo ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjedaan in weerar lagu qaado buralayda magaalada Galgala, kadib marki uu dagaal kadhacay maalin kahor isla aagaasi. Dagaalkani ayaa waxuu dhexmaray ciidamada dowlada puntland iyo ciidamada oo uu [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

maxbuus u xirnaa puntland oo geeridiisa la xaqiijiyey

maxbuus u xirnaa puntland oo geeridiisa la xaqiijiyey

 Marxuum  Jaamac Ismaaciil Ducaale oo ay dhowaan soo qabteen ciidamada Puntland isagoo dhaawac ahayaa waxaa la xaqiijinayaa inuu geeriyooday,dhaawaca marxuumka ayaa waxaa la keenay isbitaalka magaalada boosaaso halkaas oo lagu dabiibayey wuxuun ahaa dhaawiciisu mid fudud, Jaamac Ismaaciil Ducaale oo ka mid ahaa ciidamadii la dagaalamay kuwa  Puntland ayaa waxaa la xaqiijinayaa in dhakhtarka kala [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

xildhibaano ka tirsan baarlamaanka puntland oo xilkii laga qaaday

xildhibaano ka tirsan baarlamaanka puntland oo xilkii laga qaaday

 Xeer ilaalayaha Guud ee Puntland ayaa maanta xilalkoodii ka xayuubiyay ilaa sedax xildhibaan oo ka tirsanaa Barlamanka Puntland kadib markii lagu eedeeyay inay xariir la lahaayeen Jabhadda SSC. Kadib markii golaha Wakiilada Puntland ay ka doodeen dacwad ay u soo gudbiyeen golaha wasiirada Puntland oo ku aadaneyd eedeyn loo soo jeediyay xubnaha Xildhibaanada Barlamanka Puntland [...]

July 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]