Home » June, 2010 Entries posted on “June, 2010”

Ururka Xisbul Islaam oo sheegey in ay xaaraan tahay in loo dabaal dago 1-da Luulyo.

Ururka Xisbul Islaam oo sheegey in ay xaaraan tahay in loo dabaal dago 1-da Luulyo.

Mas’uulka u qaabilsan ururka Xisbul Islaam gobolka Banaadir Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo maanta shir jaraaid ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa ka hadley munaasabada 1-da luulyo oo barri ku aadan oo ay dadweyne soomaaliyeed oo badani isu diyaarinayaan sidii ay ugu dabaal dagi lahaayeen. Macalin Xaashi ayaa sheegey maalinta 1-da luulyo in ay tahay maalin [...]

June 30 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Khubaro mareykan ah oo ka codsadey maamulka Obama inuu taageerada ka jaro dawlada KMG ee Soomaaliya.

Khubaro mareykan ah oo ka codsadey maamulka Obama inuu taageerada ka jaro dawlada KMG ee Soomaaliya.

Fikirka khuburada ree mareykan ayaa ah mid haatan ka soo horjeedsanaaya taagerada mareykanka ee dowlada ku meel gaadhka ah ee somalia,iyagoo khuburada ku dhiiri gelinayaaya maamula madaxweyne Obama in uu wada hadal la galo kooxda AL-shabaab oo maamula inta badan ee somalia.   Hase ahaate siyaasada mareykanka raga gooyo ayaa go,aan noocan ah u arka [...]

June 30 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Wariyeyaal ku dhaawacmey duqeymo ka dhacay shalay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho(Sawirro)

Wariyeyaal ku dhaawacmey duqeymo ka dhacay shalay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho(Sawirro)

Ugu yaraan 8 wariye oo ka tirsan saxafiyiinta ka hawl gala gudaha soomaaliya ayaa shalay ku dhaawacmey duqeyn ay geysteen ciidamada Amisom iyo dawlada KMG ee Soomaaliya wakhti ay saxafiyiintaasi ka qeyb galayeen shir jaraaid oo uu qabaneyey afhayeenka xarakada Alshabaab Al mujaahidiin Sheekh Cali Dheere. Shirkan jaraaid oo ka dhacayey gurigii nabad sugidda soomaaliya [...]

June 30 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Dawlada KMG oo gaadhsiisey mucaawino naafada xooga dalka Soomaaliya.

Dawlada KMG oo gaadhsiisey mucaawino  naafada xooga dalka Soomaaliya.

Ciidamada Naafada Xooga dalka Soomaaliyeed ee ku jira isbitalkii Martini ee magaalada Muqdisho ayaa shaley waxaa la gaarsiiyey deeq lacageed oo ay gaarsiisay dowlada ku meel gaarka ah. Cabdi Mahad Cali oo ah Afayeenka Ciidamada Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in ay Si aad ah kaga mahad celinayaan lacagta uu ugu yaboohay [...]

June 30 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Tacsi: Inaa lilaah wa inaa ileyhi Raajicuun

Tacsi: Inaa lilaah wa inaa ileyhi Raajicuun

Marxuum col.maxamed salaad warsame oo ahaa abaadulihii ciidamada daraawiishta  puntlandoo ku geeriyooday shil gaadhi  maanta oo ay bishu ahayd 06/29/2010 waxaa tacsi u diraya qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday. 1-Pro.abshir aw yuusuf 2-C/rashiid cali shire warsame 3-Samsam jaamac daqare 4-Sahal cali shire warsame 5-Maxamuud cali shire warsame 6-Foosiya cali shire warsame 7-Cali aw yusuf ciise 8-Sahra [...]

June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Tahriibayaal soomaaliyeed oo ka walaacsan Sudan oo xidhey xuduudii ay la lahayd Liibiya

Tahriibayaal soomaaliyeed oo ka walaacsan Sudan oo xidhey xuduudii ay la lahayd Liibiya

Wasiirka Arimaha Gudaha ee dalka Sudan Ibrahim Maxmud Xamid ayaa sheegay maanta inay xidheen xuduudka dalka Sudan uu la wadaago dalka Liibiya. Wasiirka ayaa sheegay inay arintaa u sameeyeen si,ay u ilaaliyaan amaanka shacabka iyo dalkaba,     Wasiirka ayaa sheegay inay xuduudka u dhaxeeya Sudan iyo Liibiya ay geyn doonaan ciidamo boolis ah oo [...]

June 29 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Abaanduulihii Ciidamada Daraawiishta Puntland oo shil gaadhi ku dhintey.

Abaanduulihii Ciidamada Daraawiishta Puntland oo shil gaadhi ku dhintey.

Abaan duulihii ciidamda daraawiishta Puntland Col. Maxamed Salaad Warsame Cali Gaban ayaa maanta ku geeriyoodey shil gaadhi oo ka dhacay agagaarka degmada Qardho xarunta gobolka Karkaar. Marxuum Maxamed Salaad ayaa hogaaminayey kolonyo ciidan ah oo maamulka Puntland oo u direy sidii ay u kala dhex gali lahaayeen beelo walaalo ah oo xiisad colaadeed ay ku [...]

June 29 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Axmed Walad Cabdalla oo waraaq iyo dhambaal sagootin ah u direy Shacabka Soomaaliya.

Axmed Walad Cabdalla oo waraaq iyo dhambaal sagootin ah u direy Shacabka Soomaaliya.

Danjirihii hore ee arrimaha soomaaliya u qaabilsanaa xoghaya qaramada midoobey Banki Moon oo lagu magacaabi jirey Axmedu Walad Cabdalla oo isagu xilka isaga tagey ayaa u direy shacabka soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaana jaaliyada dibada waraaq hambalyo ah isla markaana uu ku faahfaahinayo khibradii uu ka dhaxlay arrimaha soomaaliya intii uu hayey xilka wakiilka banki moon [...]

June 29 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Ururuka Ahlu sunnah oo xidhey shirkadihii isgaadhsiinta iyo xawilaadaha Cabudwaaq.

Ururuka Ahlu sunnah oo xidhey shirkadihii isgaadhsiinta iyo xawilaadaha Cabudwaaq.

Maamulka ururka hubeysan  Ahlusunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa saakay albaabada isugu dhuftay xafiisyada shirkadihii Xawaaladaha iyo kuwa isgaadhsiinta ee degmada Cabudwaaq. Shirkadahaa ayaa waxaa la sheegay in lagu eedeeyay in ay fulin waayeen amarro uu horay ugu soo rogay Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee ka arrimiya deegaankaas , amarradaas oo ay ka mid ahaayeen in [...]

June 28 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Ciidamo ka wada tirsan Dawlada KMG oo ku dagaallamay Ex-Control Afgooye.

Ciidamo ka wada tirsan Dawlada KMG oo ku dagaallamay Ex-Control Afgooye.

Israsaaseyntan oo aad u xoogan ayaa Dhaxmartay Ciidamo ka wada  tirsan Dowlada KMG ee  Soomaaliya ,,israsaasayntan ayaa  Goor Dhoweyd   ka Bilaabatay Isgayska Ex Control  afgooye ee magaalada muqdisho Sida ay sheegayaan Dadka ku dhaqan deegaanka uu dagaalkaani ka biloowday islamarkaana uu wali si toos ah u socdo Waxa ayna Ciidamada Dowlada KMGS is dhaafsanayaan Hubka culculus. [...]

June 28 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Xarunta cusbitalka “Puntland Hospital” oo maanta dab qabsadey.

Xarunta cusbitalka “Puntland Hospital” oo maanta dab qabsadey.

Cuspataalka gaarka loo leeyahay ee Puntlland Hospital  ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka qarxay dab weyn dabkaas oo la sheegey inuu ka dhashay koronto kadibna dabku uu kusii faafay qeybaha kala ee cusbitalka. Xoogaga dabdamiska dawlada hoose ee magaalada Bosaso ayaa aad ula tacaaley daminta dabka, iyagoo markii dambe ku guuleystey iney damiyaan gabi ahaanba dabkii [...]

June 28 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Gen. C/laahi Axmed Ilka jiir oo Hadaaftimo lagu rasaaseeyey iyo ciidamada Puntland oo la wareegey saldhiga Ciidanka Badhan.

Gen. C/laahi Axmed Ilka jiir oo Hadaaftimo lagu rasaaseeyey iyo ciidamada Puntland oo la wareegey saldhiga Ciidanka Badhan.

Waxaa shalay lagu rasaaseeyey magaalada Hadaaftimo Kolonyo ka tirsan ilaalada wasiirka arrimaha gudaha Puntland Gen. C/laahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo maalmahan ku marayey booqasho gobollada sanaag iyo haylaan. Rasaastan lagu furey ilaalada wasiirka arrimaha gudaha Puntland Gen. Ilka jiir ayaa la sheegey iney ka dambeeyeen ciidamo taabacsan maamulka Somaliland [...]

June 28 2010 | Posted in NEWS | Read More »

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]