Qaar ka mid ah xawaalada soomaalida ee ka hawl gala dalka Suudaan gaar ahaana magaalada Khartuum ayaa albaabada la isugu dhuftey kadib markii uu soo baxay qaraar ay soo saartey xukuumada Suudaaan kaasoo shaqada lagaga joojinayo xawaaladahan. Jariidad kasoo baxda dalka Suudaan oo lagu magacaabo Al xaqiiqah ayaa sheegtey in dawlad suudaan ay amartey in [...]










