Ururka Al Shabaab ayaa marki ugu horeysay si rasmi ah uga hadashay qaraxi shalay lagu weeraray fadhiisinka ciidamada AMISOM ee xaruntii hore ee bangiga dhexe ee Somaliya kaasoo lagu fuliyey baabuur walxo qarxa laga soo buuxiyey isla markaana uu saarnaa naftii hure isagu goobtaas isku qarxiyey. Afhayeenka xarada Al Shabaab Sheekh Cali Dheere oo shirjraa’id qabtay ayaa [...]


