cashar kooban oo ku saabsan zakaatul fitriga »
06:32 am | Sharci ahaan sakaatul fitrigu waa waajib,qof kasta oo soomayna waa laga doonaya in uu la yimaado,waxaana Allah loogu mahadcelinaya nicmada waafijinta soonka iyo u istaagidda salaadda taraawiix,waxaana loo...
Sunnada ICTIKAAFKA iyo Axkaamtiisa (Qormo Diini Ah) »
05:38 pm | Nabiga (NNKH) waxa hadyigiisa ka mid ahaa inuu ictikaafi jiray 10 maalmood oo ka mid ah Ramadaan, sida uu warinayo Muslim, Saxabiga la yiraahdo Abii saciid Al-khudari waxaa...
fadliga tobanka danbe ee bisha ramadaan »
03:28 am | Illaahay ayaa mahadleh ka illaahnimadiisa cidi ayna kulamaanayn ee sharafta badan iyo mulkigiisuna warayo iyo waynida, illaaha boqorka ah ee cidkale aan u baahnayn, illaaha qaniga...
Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa ee dhacay Bisha Ramadaan. »
11:32 am | Ilaahay waxa uu abuuray khalqiga markaasuu ka doortay Nebiyada (Nabdgalyo iyo naxariisi korkooda ha ahaatee) waxaanu ka sii doortay shanta ugu samirka badan waa Nuux, Ibraahim, Ciise, Muuse,...
Waxyaabaha Soonka Jabiya مفطرات الصوم (Ka Faaiideysi Wacan) »
05:34 pm | Qofkasta oo muslim ah waxaa waajib ku ah in uu ogaado WAXYAABAHA SOONKA BURIYA si uu isaga ilaaliyo. Waxyaabaha Soonka buriya waa kuwan: (1) IN LALA YIMAADO QOWL...
Fadliga uu leeyahay tukashada Salaadda Taraawiixda (Ka Faaiideyso) »
05:53 pm | Fadliga salaada taraawiixda: Sidaan ogsoonahay bisha ramadaan waxaa ka mid ah shicaa’irteeda tukashada salaada taraawiixda, waana salaad sunno ah oo la tukado salaadda cisha gadaasheed, waxaana loo tukadaa...
Axkaamta ay leedahay Bishan Barakeysane Ramadaan (ka faaiideysi wacan) »
09:53 am | Sida aan la wada soconoba waxaan ku jirnaa bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo ah bil ilaahay uu umada u galiyey kheyr badan, waa bishii lasoo dajiyey qur’aanka kariimka...
acmaasha ugu fadliga badan ee la qabto bisha fadliga badan ee ramadaan »
08:20 am | Waxaa Mahad iyo Amaan dhan Idilkeed leh ALLAH Subxaanahu Watacaalah. Waxaana Markhaati ka ahay inuu Muhammad yahay Adoonkisa iyo Rasuulkiisa, Naxariis iyo Nabad dushiisa ha ahaato isaga ehelkiisa...
Qaar ka mid ah qurba joogta reer Sanaag oo ku baaqay in colaada laga joojiyo Galgala. »
10:01 am | Maxamuud Qaalib oo ka mid ah Aqoonyahanka Qurbaha ee Reer Sanaag, Hayland iyo Galbeedka Bari ayaa Ka hadlay colaada ka Abuurantahay Degeaanka GalGala ee ka Tirsan Galbeedka Bari,...
waajibaadka bisha ramadaan iyo shuruudaheeda iyo sunooyinka soonka. »
11:38 pm | Bisha Soon, waa bil uu Eebbe (sw) dhex yeelay fadli aad u weyn. Bisha Soon waxaa loogu magac daray bishii qur’aanka, taasoo macnaheedu tahay in qur’aanka la soo...
Sheeko Cajiib ah! “Qisadii Socdaalka Sadex Dhalinyaro ah” (Maqaal) »
05:06 pm | Qisadan layaabka leh, farxad, naxdin, qosol iyo oohin ba leh, waxayna dhex martey saddex wiil oo dhalin yaro...
September 6 2010 / No comment / Read More »Alshabaab oo keentey Muqdisho ciidan cusub oo tababar usoo dhamaadey (Sawirro) »
11:47 am | Xarakada Alshabaab oo maalmihii laso dhaafay dagaal qadhaadh la gashey ciidamada dawlada kmg ee soomaaliya iyo ciidamada...
September 6 2010 / No comment / Read More »Doonge, Taliyihii Booliska Saldhiga Biyo kulule oo lagu toogtay Boosaaso »
12:29 am | Waxaa lagu toogtey magaalada Boosaaso alle ha u naxariistee marxuum Dhoonge Xasan Xaaji oo ahaa taliyaha saldhiga booliis ee...
September 6 2010 / No comment / Read More »Tacsi:Marxuum Maxamed Muuse Qoobleex oo ku geeriyooday Degmada Xingalool »
12:11 am | Alle ha u naxariistii waxaa maanta o ay bishu tahay 09/05/2010 ku Geeriyooday Degmada Xingalool Marxuum Maxamed...
September 6 2010 / No comment / Read More »Mareykanka oo u muuqda Gumeysiga cusub ee Afrika (Maqaal) »
05:44 pm | Sida aan lasocono qaaradda Afrika waa qaarad ilaahay ku manaystay khayraad farabadan oo dihan , oo aan...
September 5 2010 / No comment / Read More »Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Ramadaanta oo lagu soo gabgabeeyey Muqdisho (Sawirro) »
05:39 pm | Waxaa shalay masaajidka dabaqeynka ee magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey tartanka qur’aanka kariimka ah ee bisha...
September 4 2010 / No comment / Read More »Agaasimihii HorseedMedia oo maanta la horkeeney Maxkamada Racfaanka Bosaso. »
05:20 pm | Waxaa maanta la horkeenay maxkmadda rafcaanka ee Gobolka Bari Cabdifataax Jaamac Mire agaasimaha Horseed Media oo 22-kii...
September 4 2010 / No comment / Read More »Hambalyo Dhalasho… »
11:00 am | Gabi ahaanba dadka hoos ku qoran waxay halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaan Mudane: Axmed-Shaakir Cawil Jaamac...
September 4 2010 / No comment / Read More »Saxafiyiin Nairobi kula kulmey African Union Commision (Sawirro) »
10:43 am | Kulan balaadhan oo looga hadlay is taraatiijiyad ay Amisom ka Leedahay Dagaalada ka Aloosan Somaliya Gaar ahaan...
September 4 2010 / No comment / Read More »Gabar soomaliyeedoo kaalinta koowaad ka gashay tartan quraan oo 21 waddan. »
04:20 pm | Gabar Soomaali ah ayaa kaanlinta koowaad ka gashay tartan Qur’aan akhris ah oo ay ku tartamayeen Arday...
September 2 2010 / No comment / Read More »Meydadkii Amisom ee ku dhintey Muqdisho oo la gaadhsiiyey Kampala si loogu aaso. »
12:00 pm | Meydadka Askarta ku dhimatay Madfacaasi oo ah Afar askari oo u dhashay dalka Uganda ayaa loo qaaday...
September 2 2010 / No comment / Read More »Macalimiin kasoo qalinjabisey jaamacadda Camuud oo soo gaadhay Degmada Xingalool (Sawirro) »
09:38 am | Waxaa Degmada Xingalool ee gobolka Haylaan soo gaadhay dufcadii ugu horreysey oo ka mid ah tiro macalimiin...
September 1 2010 / 7 comments / Read More »Ogeysiis: Shirka Jaaliyadda Reer Maakhir ee East Africa – Nairobi. »
02:16 am | Waxa Dhawaan Waxa La qabandoonaan Shirka oo ay isugu Yimaadaan Jaliyada Maakhir ee East Africa SHirkaasi ayaa...
September 1 2010 / No comment / Read More »

















