Home » MAQAALO You are browsing entries filed in “MAQAALO”

Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir? (Maqaal)

Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir? (Maqaal)

  Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaate .maanta waxaad lawada  socotaan xaalada  uu ku suganyahay dalkii la   odhan jiray soomaaliya ka dib markii ay bur burtay dowladii dhexe ee  soomaaliya degnaadii  uu ka koobnaa.  Dalkaasi waxaa ku habsaday masiibooyin ah colaad iyo dhibaatoyin kale hadaba burburkii ka [...]

August 27 2010 | Posted in LOCAL, MAQAALO, WARARKA | Read More »

Hab Dhaqanka Cusub ee Siyaasada Soomaaliya (Maqaal)

Hab Dhaqanka Cusub ee Siyaasada Soomaaliya (Maqaal)

Muddo ku dhaw sodonkii sano ee lasoo dhaafay siyaasadda soomaaliya ma aysan lahayn waji loogu soo hagaago, laga soo bilaabo markii laga soo noqday dagaalkii u dhaxeeyey soomaliaya iyo Itoobiya. Waxaa bilowday jabhado aan lagaranayn ujeedkooda siyaasadeed, dowladii oo daciiftay, kadibna waxaa bilowday dagaalkii sokeeye. Laga soo bilaabo waqtigii uu bilowday dagaalkii sokeeye ilaa iyo [...]

August 19 2010 | Posted in MAQAALO | Read More »

BAAQ: Saxaafada Puntland Ha Jabiso Amarka Wasiirka Warfaafinta (Radio RBC)

BAAQ: Saxaafada Puntland Ha Jabiso Amarka Wasiirka Warfaafinta (Radio RBC)

Marka hore waxaan salaan tiiaanyo leh u dirayaa dhamaan bahda warbaahinta Sooomaaliyeed iyo kuwa reer Puntland oo muujiyey dhabar adayg iyagoo u tafaxeytey u adeegida bulshada oo aan wax abaalmarin ahna lagu siin. Waxaan marka xigta murugadayda la qeybsanayaa walaalkay C/FATAAX JAAMAC MIRE [agaasimihii Horseed Media] oo si xaqdaro ah loogu xukumay magaalada Boosaaso July [...]

August 17 2010 | Posted in MAQAALO, WARARKA | Read More »

Maqaal: Carabiga iyo Carabtu ma Ajnabibaa Q.1aad W/Q: Axmed C/samad

Maqaal: Carabiga iyo Carabtu ma Ajnabibaa Q.1aad W/Q: Axmed C/samad

Inkastoo ay horey u jireen dad ku hawlan in shacabka Soomaaliyeed la kala fogeeyo iyo in laga fogeeyo diintooda iyo dadkooda, haddana waxaa beryahaan soo xoogaysanaya dadka ka doodaya magacyada carbeed ee dadkeenu la baxaan ama ay u baxshaan goobaha iyo hay’adaha ay qadarinayaan. Waxay kaloo buuq iyo dicaayad farabadan ku hayaan luqada carabiga iyo [...]

July 16 2010 | Posted in MAQAALO, NEWS | Read More »

Ciidamo shisheeye ma xallin doonaan mushkiladda soomaaliya? W/Q: Sh. Abuu Xasaan

Ciidamo shisheeye ma xallin doonaan mushkiladda soomaaliya? W/Q: Sh. Abuu Xasaan

Maqaalkan waxaa horay loo faafiyay 11/3/2007  wax yar uun ka dib markii ay waddanka soo gaadheen ciidamadii ugu horreeyay ee afrikaan ah, faafintiisa waxaan hadda ugu soo celinnay sida uu marxaladda munaasibka ugu yahay. 06/3/2007 waxaa ka soo degay garoonka diyaaradaha muqdisho qaybtii ugu horreysay ciidamo yugaandhiis ah oo qayb ka ah ciidammo afrikaanka ah [...]

July 11 2010 | Posted in MAQAALO, WARARKA | Read More »

Wadada Walaaltinimada iyo Midnimada. W/Q: Axmed Cabdi Samad.

Wadada Walaaltinimada iyo Midnimada. W/Q: Axmed Cabdi Samad.

Darsigaan waxaan ka jeediyey Seminaar uu qabtay Mac-hadka Imaam Albukhaari ee magaalada Galdogob oo ka dhacay xaruntiisa. Seminaarku wuxuu ku suntanaa MIDAYNTA UMMADDA, waxaana looga gol lahaa in la isla garto waxyaabaha lagu midoobayo iyo, tabaha iyo wadooyinka ugu mudan ee lagu xaqiijin karo midnimo dhaba oo Alle raalli ka yahay. Seminaarka waxaa ka qaybgalay dad [...]

July 4 2010 | Posted in MAQAALO, WARARKA | Read More »

Soomaalida iyo is dhaxalsiinta colaadda (Qeybta 1aad) W/Q: Axmed Cabdisamad

Soomaalida iyo is dhaxalsiinta colaadda (Qeybta 1aad) W/Q: Axmed Cabdisamad

Soomaalida kuma gaar aha ee aadanuhu way  colloobaan, waxayse ku kala duwan yihiin nooca colaadda (inay xaq tahay iyo inay baadil tahay), cidda lala dirirayo oo noqon karta cid mudan colaad ama aan mudnayn, siday u koobaan colaadda baaxaddeeda ama u baahiyaan iyo siday u xalliyaan ama u joogteeyaan. Waxay kaloo ku kala duwanyihiin siday [...]

July 1 2010 | Posted in MAQAALO, NEWS | Read More »

Waxgaradka Puntland oo ugu baaqay Mudane C/laahi Yuusuf inuu dalka dib ugu soo laabto, Maxay tahay Ujeedadu? (Maqaal).

Waxgaradka Puntland oo ugu baaqay Mudane C/laahi Yuusuf inuu dalka dib ugu soo laabto, Maxay tahay Ujeedadu? (Maqaal).

Isimadda, waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Bulshadda guud ee Puntland oo ugu baaqay Mudane C/laahi Yuusuf inuu dalka dib ugu soo laabto Maxay tahay Ujeedada?. Sida laga wada dareemayo qeybaha kala duwan ee Bulshadda reer Puntland, waxaa jira hadal hayn iyo dareen guud oo baaqyo loogu dirayo dib inuu ugu soo laabto lagu doonayo Madaxweynihii Aas aasay [...]

June 20 2010 | Posted in MAQAALO, NEWS | Read More »

Maqaal: Warde Naga Daaya Alle Nagu Maagye! W/Q: Sh, Axmed C/samad.

Maqaal: Warde Naga Daaya Alle Nagu Maagye! W/Q: Sh, Axmed C/samad.

Qudhubqaadhub duullaan tolku qaaday buu raacay, markii horana laga roonuu ahaa. Hayjad dhexe mar la sii jibaaxayo ayaa nin kudhintay nin kaloo isna duulaanka ku jiray. Dhimmanaanta Qudhubqaadhub iyo jifaduu ka dhashay oo aan colka cidi kala socon baa hunguri galisay colkii qaarkood, waxayna hindiseen inuu ninku Qudhubqaadhub ku dhintay!. Kolkaasaa loo laqinay in isaga [...]

June 15 2010 | Posted in MAQAALO, NEWS | Read More »

Maqaal: La kulan keygii Ayaan Xirsi Magan (Nomad) W/q: Faarax Cismaan.

Maqaal: La kulan keygii Ayaan Xirsi Magan (Nomad) W/q: Faarax Cismaan.

Qof aan asxaabnahay ayaa igu casumay kulan ka dhacay Magaaladda aan ku dhaqanahay ee Ottawa, kulankaas oo ahaa goob ay Ayaan Xirsi Cali ka jeedi naysay hadal kusaabsan aragtideeda ku aadan Islaamka iyo weliba iyadoo soo bandhigaysay buug cusub oo ay qortay kaas oo loogu yeero ( Nomad) ama reer-guuraa.  Hadaba,  Intii aanan aqbalin casuumada [...]

June 14 2010 | Posted in MAQAALO, WARARKA | Read More »

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]