Home » LOCAL
You are browsing entries filed in “LOCAL”
Waxaa Degmada Xingalool ee gobolka Haylaan soo gaadhay dufcadii ugu horreysey oo ka mid ah tiro macalimiin ah oo kasoo qalin jabiyey jaamacada Camuud University ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal kuwaas oo kadib laba sano oo ay ku jireen waxbarasho iyo dadaal dheer dib usoo guryo noqdey. Macalimiintan soo gaadhey Degmada Xingalool ayaa dhiganayey [...]
September 1 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA, WAXBARASHO | Read More »
Agaasimaha Jaamacada Maakhir Eng. Zekeriye Xaaji Siciid Cismaan Awaare oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa waxa uu waraysigiisaa kaga hadlay arimo badan ku saabsan jaamacada Maakhir oo dhowaan laga furi doono Magaalada Badhan. Eng. Zekeriye ayaa waxa uu sheegay in Jaamacadu ay furmi doonto bisha tobnaad ee fooda ina ku soo haysa ,sidoo kale waxa [...]
August 31 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Warar lagu kalsoonyahay oo caawa laga helayo Deegaanka Buuraleyda ah ee gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in halkaas ay maanta markale ka dheceen dagaalo culus oo udhexeeya ciidamada Amaanka ee Puntland & kuwo katirsan Malayshiyaadka halkaas ka dagaalama ee uu hogaamiyo Maxamed Siciid Atam,waxaana uu weerarkani yimid kadib markii ay Ciidanka Atam halkaas weerareen. Weerarka [...]
August 31 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Caaqil Saxardiid Cali Dhawaaq oo ka mid ah isimada deegaanada Haylaan iyo Galbeed Bari ayaa wuxuu la Hadley idaacada BBC da kadibna u sheegay in ay baaq kasoo saareen dagaalada ka socda Galgala oo ay markii hore dowlada ka diidey in ay talo la wadaagaan. Caaqilka ayaa sheegay in aysan marnaba u dulqaadan doonin cidii [...]
August 29 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaate .maanta waxaad lawada socotaan xaalada uu ku suganyahay dalkii la odhan jiray soomaaliya ka dib markii ay bur burtay dowladii dhexe ee soomaaliya degnaadii uu ka koobnaa. Dalkaasi waxaa ku habsaday masiibooyin ah colaad iyo dhibaatoyin kale hadaba burburkii ka [...]
August 27 2010 | Posted in LOCAL, MAQAALO, WARARKA | Read More »
Roobabkii xilliga deyrta ayaa maanta ka bilowdey deegaano badan oo ka tirsan gobollada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka gobolka bari waxaana laga soo sheegayaa goobo badan oo ka tirsan deegaanadaas in ay xalay ka de’een roobab ma hiigaan ah oo ay dadka iyo deegaankuba ku diirsadeen. Roob lagu sheegey inuu ahaa biyo dhig ayaa xalay ilaa [...]
August 26 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Waraysi shabakadda Laasqoray Online la yeelatay Caaqil Axmed Cabbaas Ibraahim, oo ka mid ah waxgaradka Puntland ka soo jeeda ee ku dhaqan magaalada Seattle, Gobolka Washington ee Maraykanka, ayaa wuxuu noogu sheegay arrimo badan oo dhinacyo badan taabanaya siiba qulqulatooyinka iyo dagaallada ka oogan geyiga Puntland, gaar ahaan degaannada Galgala iyo Laag. Caaqilka ayaa Madaxweyne [...]
August 24 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Shir ay isugu yimaadeen wax garad, aqoonyahanada, ururada Bulshada ee degmada Dhahar ayaa waxaa uu socdaa mudo sadex maalmood iyadoo shirkan markii hore lagu qabtey Hoteel Midnimo ee degmada Dhahar, kadib markii uu deeqi waayey loo wareejiyey meel fagaara ah oo ku began bariga magaalada Dhahar. Shirkan ayaa waxaa loo diidey in ay kasoo qaybgalaan [...]
August 24 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Wararka ka imaanaya caasimada dawlada Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in uu shalay is casiley taliyihii ciidamada daraawiishta Puntland Col. Siciid Cabdi Faarax oo ku magac dheeraa Tuuta weyne kadib markii uu kasoo noqdey jiida hore ee dagaalka Galgala oo uu maalmahan ku sugnaa taliyuhu. Lama oga sababta dhabta ah ee keentey is casilaada taliyaha [...]
August 22 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Dadka soomaaliyeed ayaa ka mid ah dad yowga tirada yare e afkoodu uu hodanka ku yahay suugaanta, waxaana shacabka soomaaliyeed ay si gaar ah u ixtiraamaan abwaannada iyaga oo ku dara dadka wax ku oolka ah ee aan la dilin si kasta oo colaadi u jirto laguna magacaabo biri ma gaydo. Haddaba bogga xingaloolnews waxa [...]
August 20 2010 | Posted in LOCAL, SUUGAAN, WARARKA | Read More »
Wararka ka imaanaya magaalada Galgala ee galbeedka gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaas lagu gubey gaadhi ciidan oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo iyagu kula dagaallamay deegaanka ciidamada deegaanka ee uu hogaamiyo sheekh Maxamed Siciid Atam. baabuurkan la gubay ayaa ahaa baabuur ciidan oo tikniko ah waxayna dadka deegaanku sheegayaan in [...]
August 19 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Dhamaan dadkan waxay Hanbalyo u dirayaan Maxamed C/laahi Yare oo Wiil Ugu dhashay Dalka UK Gaar ahaan London,Wiilkaasi ayaa loo Bixiyay Ayman Maxamed C/laahi Maxamed Waxaan Leenahay Soo Bar Baar Noqo Mid Lagu Nasto oo lagu Liibaano Amin Amin 1 aAdisalaam m ciise &reer kisa 2 Eng siciid dahir geesod 3 Faysal jawaase 4 Maxamed cumar [...]
August 18 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »