Home » WARARKA You are browsing entries filed in “WARARKA”

Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Ramadaanta oo lagu soo gabgabeeyey Muqdisho (Sawirro)

Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Ramadaanta oo lagu soo gabgabeeyey Muqdisho (Sawirro)

Waxaa shalay masaajidka dabaqeynka ee magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey tartanka qur’aanka kariimka ah ee bisha ramadaan kaas oo uu soo qaban qaabiyey xafiiska dacwada ee xarakada Alshabaab Almujaahidiin, waxaana tartankan ka qeyb galay ardey ka kala socota ilaa todobo gobol ama wilaayo oo ka mid ah sagaalka gobol ee  ay gacanta ku hayaan [...]

September 4 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Agaasimihii HorseedMedia oo maanta la horkeeney Maxkamada Racfaanka Bosaso.

Agaasimihii HorseedMedia oo maanta la horkeeney Maxkamada Racfaanka Bosaso.

Waxaa maanta la horkeenay maxkmadda rafcaanka ee Gobolka Bari Cabdifataax Jaamac Mire agaasimaha Horseed Media oo 22-kii casho ee la soo dhaafey ku xirnaa Xabsiga weyn ee magaalada Bosaso, kadib markii lagu xukumey 6 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed, taas oo uu ku muteystey waraysi ay idaacaddu ka qadey nin dagaal kula jira [...]

September 4 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Hambalyo Dhalasho…

Hambalyo Dhalasho…

Gabi ahaanba dadka hoos ku qoran waxay halkan Hambalyo iyo Bogaadin uga dirayaan Mudane: Axmed-Shaakir Cawil  Jaamac oo wiil ugu dhashey Magaalada Laascaanood 30/8/2010 wiilkaasna waxaa loo bixiyey (Muxsin Axmed Shaakir), Muxsinoow noqo kii anfaca dalka, dadka iyo diintaba Aaamiin. Dadka Diraya Hambalyadan: Maxamed Cawil Jaamac Axmed Jaamac Faarax Bashiir Xaaji Maxamed Cali C/raxmaan Ciise [...]

September 4 2010 | Posted in Main, WARARKA | Read More »

Saxafiyiin Nairobi kula kulmey African Union Commision (Sawirro)

Saxafiyiin Nairobi kula kulmey African Union Commision (Sawirro)

Kulan balaadhan oo looga hadlay is taraatiijiyad  ay Amisom ka Leedahay Dagaalada ka Aloosan Somaliya Gaar ahaan Muqdisho ayaa ka dhacay Hotel Sarenna ee Magaalada Nairobi, Kulankaasi ayaa inta badan la Casumay Wariyaasha Warbaahinta Caalamka iyada oo si Gaar ah Gogosha Loogu Fididyay Kuwa Somaliya oo dalkooda Colaadi ka Oogan tahay. Xu kigeenka Ninka  African [...]

September 4 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Gabar soomaliyeedoo kaalinta koowaad ka gashay tartan quraan oo 21 waddan.

Gabar soomaliyeedoo kaalinta koowaad ka gashay tartan quraan oo 21 waddan.

Gabar Soomaali ah ayaa kaanlinta koowaad ka gashay tartan Qur’aan akhris ah oo ay ku tartamayeen Arday ka kala socotay 21-dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay. Tartankaas oo ka dhacay magaalada Teipoli ee dalka Liibiya ayaa waxaa ku guuleystay kaalinta koowaad gabar yar oo Soomaali ah oo lagu magacaabo Xafsa C/raxmaan Guddiga ay dowladda [...]

September 2 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Meydadkii Amisom ee ku dhintey Muqdisho oo la gaadhsiiyey Kampala si loogu aaso.

Meydadkii Amisom ee ku dhintey Muqdisho oo la gaadhsiiyey Kampala si loogu aaso.

Meydadka Askarta ku dhimatay Madfacaasi oo ah Afar askari oo u dhashay dalka Uganda ayaa loo qaaday dalkoodi Si loogu sameeyo Aas qaran. Waxaa garoonka diyaaradaha ee Entebbe qeybtiisa milatariga ku qaabilay meydadka, Sarakiil iyo Cutubyo katirsan Ciidamada qaranka Uganda oo uu horkacayay abbaanduulaha ciidamada dhulka ee dalka Uganda Gen. Katuma Wamala kaasoo sheegay in [...]

September 2 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Macalimiin kasoo qalinjabisey jaamacadda Camuud oo soo gaadhay Degmada Xingalool (Sawirro)

Macalimiin kasoo qalinjabisey jaamacadda Camuud oo soo gaadhay Degmada Xingalool (Sawirro)

Waxaa Degmada Xingalool ee gobolka Haylaan soo gaadhay dufcadii ugu horreysey oo ka mid ah tiro macalimiin ah oo kasoo qalin jabiyey jaamacada Camuud University ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal kuwaas oo kadib laba sano oo ay ku jireen waxbarasho iyo dadaal dheer dib usoo guryo noqdey. Macalimiintan soo gaadhey Degmada Xingalool ayaa dhiganayey [...]

September 1 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA, WAXBARASHO | Read More »

Ogeysiis: Shirka Jaaliyadda Reer Maakhir ee East Africa – Nairobi.

Ogeysiis: Shirka Jaaliyadda Reer Maakhir ee East Africa – Nairobi.

Waxa Dhawaan Waxa La qabandoonaan Shirka  oo ay isugu Yimaadaan Jaliyada Maakhir ee East Africa SHirkaasi ayaa ka dhacaya Dalka Kenya Gaar ahaan Nairobi, waxana looga hadlayaa Arimo badan oo ay ka Mid tahay isku xidhnaanshaha Bulshada Balaadhan ee Deegaanka kuwooda Qurbaha Jooga Shirkaasi ayaa sidoo kale lagu soo qaadayaa Xaalada Deegaanka GalGala ka Cusboontay [...]

September 1 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Kooxo Hubeysan oo Gaalkacyo ku diley wariye ka tirsan idaacada Daljir.

Kooxo Hubeysan oo Gaalkacyo ku diley wariye ka tirsan idaacada Daljir.

Waxaa magaalada gaalkacayo lagu dilay Alle ha u  Naxariiste Cabdulaahi Cumar Geedi wuxuuna  ka mid ahaa Suxufiyinta  howlgasha  idaacada Daljir ee magaalada gaalkacayo. Dilka Suxufi Cabdulaahi cumar geedi waxaana geystay koox hubeysan iyadoo ilaa iyo hada aan  la cadeyn cida dalkaas geystay. Meydka Weriyaha ayaa la dhigay  Isbitaalka magaaladda Gaalkacayo  ciidamada booliskuna waxay wadaaan  baaritaano la xirrira  dilka [...]

September 1 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

Eng. Zakariye X. Siciid Cismaan Awaare oo ka warbixiyey mashruuca jaamacada Maakhir University (Dhageyso).

Eng. Zakariye X. Siciid Cismaan Awaare oo ka warbixiyey mashruuca jaamacada Maakhir University (Dhageyso).

Agaasimaha Jaamacada Maakhir Eng. Zekeriye Xaaji Siciid Cismaan Awaare oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa waxa uu waraysigiisaa kaga hadlay arimo badan ku saabsan jaamacada Maakhir oo dhowaan laga furi doono Magaalada Badhan. Eng. Zekeriye ayaa waxa uu sheegay in Jaamacadu ay furmi doonto bisha tobnaad ee fooda ina ku soo haysa ,sidoo kale waxa [...]

August 31 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »

Dagaal ka dhacay Galgala oo ay ku dhinteen ugu yaraan Lix askari oo ka tirsan Puntland

Dagaal ka dhacay Galgala oo ay ku dhinteen ugu yaraan Lix askari oo ka tirsan Puntland

Warar lagu kalsoonyahay oo caawa laga helayo Deegaanka Buuraleyda ah ee gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in halkaas ay maanta markale ka dheceen dagaalo culus oo udhexeeya ciidamada Amaanka ee Puntland & kuwo katirsan Malayshiyaadka halkaas ka dagaalama ee uu hogaamiyo Maxamed Siciid Atam,waxaana uu weerarkani yimid kadib markii ay Ciidanka Atam halkaas weerareen. Weerarka [...]

August 31 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »

Askar ka tirsan Amisom oo dhimasho iyo dhaawacba kasoo gaadhey dagaallada ka socda Muqdisho.

Askar ka tirsan Amisom oo dhimasho iyo dhaawacba kasoo gaadhey dagaallada ka socda Muqdisho.

Afar askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa ku dhintay dagaalada ka socda magaalada muqdisho,waxaana ku dhaawacmay sideed askari oo kale,ka dib markii uu madfac ku soo dhacay xarunta madaxtooyada ee Villsomalia halkaasi oo ay ku sugnaayeen askarta dhimatay iyo kuwa dhaawacmay. afhayeenka ciidamada amisom ee ku sugan magaalada muqdsisho Major Parigye Baho Ku ayaa hornafrik [...]

August 31 2010 | Posted in WARARKA | Read More »

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]