Home » NEWS You are browsing entries filed in “NEWS”

cashar kooban oo ku saabsan zakaatul fitriga

cashar kooban oo ku saabsan zakaatul fitriga

Sharci ahaan sakaatul fitrigu waa waajib,qof kasta oo soomayna waa laga doonaya in uu la yimaado,waxaana Allah loogu mahadcelinaya nicmada waafijinta soonka iyo u istaagidda salaadda taraawiix,waxaana loo baahan yahay in laga bixiyo qofka da’da ah,qofka yar,labka iyo dheddigga,Ibnu Cumar Allaha ka raalli noqdee wuxuu yiri:rasuulka sallallaahu calayhi wasallama wuxuu ku waajibiyay sakaatul fitriga qof [...]

September 3 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Sunnada ICTIKAAFKA iyo Axkaamtiisa (Qormo Diini Ah)

Sunnada ICTIKAAFKA iyo Axkaamtiisa (Qormo Diini Ah)

Nabiga (NNKH) waxa hadyigiisa ka mid ahaa inuu ictikaafi jiray 10 maalmood oo ka mid ah Ramadaan, sida uu warinayo Muslim, Saxabiga la yiraahdo Abii saciid Al-khudari waxaa uu yiri : Nabigu wuxuu ictikaafay 10ka ugu horeeya e Ramadaanka, haddana wuxuu ictikaafay 10ka dhexe markaa dabadeed ayuu Nabigu (NNKH) yiri : “Waxaan ictikaafay 10ka hore [...]

September 1 2010 | Posted in NEWS | Read More »

fadliga tobanka danbe ee bisha ramadaan

fadliga tobanka danbe ee bisha ramadaan

    Illaahay ayaa mahadleh ka illaahnimadiisa cidi ayna kulamaanayn ee sharafta badan iyo mulkigiisuna warayo iyo waynida, illaaha boqorka ah ee cidkale aan u baahnayn, illaaha qaniga ka ah dhamaan khalqiga uu abuuray ee cidkastoo khalqigiisa ka mid ahi ay ugu baahantahay si joogta ah, illaaha cida uu doono waafajiya hanuunka iyo toosnaanta ee [...]

August 31 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa ee dhacay Bisha Ramadaan.

Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa ee dhacay Bisha Ramadaan.

Ilaahay waxa uu abuuray khalqiga markaasuu ka doortay Nebiyada (Nabdgalyo iyo naxariisi korkooda ha ahaatee) waxaanu ka sii doortay shanta ugu samirka badan waa Nuux, Ibraahim, Ciise, Muuse, iyo Muxamed(dhamaantoodba Naxariisi korkooda ha ahaatee), waxa aha Ilaaahay agtiisa 12 bilood waxaa ku jira 4 xurmo leh, Bisha ramadaan waa bil wadata khayr iyo abaal marin [...]

August 26 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Waxyaabaha Soonka Jabiya مفطرات الصوم (Ka Faaiideysi Wacan)

Waxyaabaha Soonka Jabiya  مفطرات الصوم (Ka Faaiideysi Wacan)

Qofkasta oo muslim ah waxaa waajib ku ah in uu ogaado WAXYAABAHA SOONKA BURIYA si uu isaga ilaaliyo. Waxyaabaha Soonka buriya waa kuwan: (1) IN LALA YIMAADO QOWL AMA FAL GAALNIMO AH ~ (murtadnimo) Alle (S.W.) baynu ka magan galnaye. Qofkii Islaamka ka baxa waxaa buraya oo baaba’aya dhammaan camalladiisii uu horay u sameeyay iyo [...]

August 25 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Fadliga uu leeyahay tukashada Salaadda Taraawiixda (Ka Faaiideyso)

Fadliga uu leeyahay tukashada Salaadda Taraawiixda (Ka Faaiideyso)

Fadliga salaada taraawiixda:  Sidaan ogsoonahay bisha ramadaan waxaa ka mid ah shicaa’irteeda tukashada salaada taraawiixda, waana salaad sunno ah  oo la tukado salaadda cisha gadaasheed, waxaana loo tukadaa labo-labo rakco, nabigana (NNKH) wuxuu xadisi saxiix ah ku sheegay: “Qofkii tukada ramadaan asagoo rumeysan oo xisaabsanaya Alaah aktiisa (ajirkeeda) waa loo dambidhaafaa (dambiyada yar yar, kuwa [...]

August 24 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Axkaamta ay leedahay Bishan Barakeysane Ramadaan (ka faaiideysi wacan)

Axkaamta ay leedahay Bishan Barakeysane Ramadaan (ka faaiideysi wacan)

Sida aan la wada soconoba waxaan ku jirnaa bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo ah bil ilaahay uu umada u galiyey kheyr badan, waa bishii lasoo dajiyey qur’aanka kariimka ah, waa bisha ay ku jirto habeen ka kheyr badan kun habeen oo lagu qiyaasey 83 sano iyo dhowr bilood taas oo macneheedu yahay in qofkii cibaado [...]

August 19 2010 | Posted in NEWS | Read More »

acmaasha ugu fadliga badan ee la qabto bisha fadliga badan ee ramadaan

acmaasha ugu fadliga badan ee la qabto bisha fadliga badan ee ramadaan

Waxaa Mahad iyo Amaan dhan Idilkeed leh ALLAH Subxaanahu Watacaalah. Waxaana Markhaati ka ahay inuu Muhammad yahay Adoonkisa iyo Rasuulkiisa, Naxariis iyo Nabad dushiisa ha ahaato isaga ehelkiisa iyo Asxaabtiisa akhyaarta ah. intaas kadib waxan jeclaystay in aan idiinso gudbiyo mowduuc aad muhiim u ah oo ku saabsan acmaasha tan ugu kheyrka badan bisha barakeysan [...]

August 13 2010 | Posted in NEWS | Read More »

Qaar ka mid ah qurba joogta reer Sanaag oo ku baaqay in colaada laga joojiyo Galgala.

Qaar ka mid ah qurba joogta reer Sanaag oo ku baaqay in colaada laga joojiyo Galgala.

Maxamuud Qaalib oo ka mid ah Aqoonyahanka Qurbaha ee Reer Sanaag, Hayland iyo Galbeedka Bari ayaa Ka hadlay colaada ka Abuurantahay Degeaanka GalGala ee ka Tirsan Galbeedka Bari, waxa uu sheegay inay Muqas tahay in Labada Garaba ay Joojiyaan Xabada waa PL iyo Ciidamda Deegaanka ah, isaga oo Farta ku Muday inay Muhiim tahay in [...]

August 12 2010 | Posted in LOCAL, NEWS | Read More »

waajibaadka bisha ramadaan iyo shuruudaheeda iyo sunooyinka soonka.

waajibaadka bisha ramadaan iyo shuruudaheeda iyo sunooyinka soonka.

Bisha Soon, waa bil uu Eebbe (sw) dhex yeelay fadli aad u weyn. Bisha Soon waxaa loogu magac daray bishii qur’aanka, taasoo macnaheedu tahay in qur’aanka la soo dejiyay bil Ramadaan., sida ku cad aayad qur’aan ah. Waa bil uu Ilaah furo albaabada Jannada, uuna xiro albaabada Naarta. Waa bil uu Ilaah (sw) ugu magac [...]

August 11 2010 | Posted in NEWS | Read More »

soo dhoweynta bisha ramadaan

soo dhoweynta bisha ramadaan

  Maalmuhu iyo billooyinkuba waxay soo laablaabtaan-ba waxaa foodda nagu soo haysa bishii kheyrka badneyd ee Ramadaan. Waa hubaal inuu yahay marti culus oo aad u qiimo badan. Waa munaasabad cibaadeed oo aad u weyn, oo uu Eebbe (sw) ku dhaafo denbiyada addoomada ay galaan, isla mar ahaantaana uu dhexdeeda ku kordhiyo abaalmarka iyo xasanaadka [...]

August 11 2010 | Posted in NEWS | Read More »

magaalada boosaaso oo saldhig booliis la qarxiyey

magaalada boosaaso oo saldhig booliis la qarxiyey

 Saldhiga booliska  xaafada Biyo kulule ee magaalada Boosaaso ayaa lagu tuuray bambaano  saladii maqrib ka dib taasoo ay ku dhaawacmeen afar qofood oo sida la xaqiijiyey sadex ka midi yihiin ciidankii saldhiga booliska ee biyo kulule lama sheegin in ay wax dhimasho ahi jiraaan. Ciidamada saldhiga oo markii qaraxu dhacayey rasaas badan furay ayaa  baaritaan [...]

August 11 2010 | Posted in NEWS | Read More »

300x250 [Inner sidebar Bottom Ad]