“Author Archive”
Dawlada wadanka kenya Wasiirkeeda u qaabilsan Socdaalka ayaa sheegay in Xaruntii qaxootiga ee Libooye si rasmi ah loo furay,Xaruntaan ayaa xidhnayd tan iyo horraantii sanadkan. Xaruntan ilaa iyo iminka waxaa soo gaadhey boqolkii qoys ee ugu horeeyay.,dadkan oo ka soo qaxay magaalada muqdisho oo dagaalo ka jiraaan ayaa waxaa u badan dumar iyo caruur. Dadkani markay [...]
August 20 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Sida aan la wada soconoba waxaan ku jirnaa bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo ah bil ilaahay uu umada u galiyey kheyr badan, waa bishii lasoo dajiyey qur’aanka kariimka ah, waa bisha ay ku jirto habeen ka kheyr badan kun habeen oo lagu qiyaasey 83 sano iyo dhowr bilood taas oo macneheedu yahay in qofkii cibaado [...]
August 19 2010 | Posted in NEWS | Read More »
Muddo ku dhaw sodonkii sano ee lasoo dhaafay siyaasadda soomaaliya ma aysan lahayn waji loogu soo hagaago, laga soo bilaabo markii laga soo noqday dagaalkii u dhaxeeyey soomaliaya iyo Itoobiya. Waxaa bilowday jabhado aan lagaranayn ujeedkooda siyaasadeed, dowladii oo daciiftay, kadibna waxaa bilowday dagaalkii sokeeye. Laga soo bilaabo waqtigii uu bilowday dagaalkii sokeeye ilaa iyo [...]
August 19 2010 | Posted in MAQAALO | Read More »
Saraakiisha caafimaadka ee wadanka ciraaq ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyey xarun ku taala guda caasimada wadanka ciraaq halkaas oo ahayd meel lagu qoro ciidamada,wararku waxay sheegayaan in ay dhimatay 50 qofood in ka badan 100 qofna ku dhaawacantay. Qofka is qarxiyay ayaa isaga oo lugeynaya soo dhexmaray dad [...]
August 18 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Madaxweynaha Jamhuuriyada la magac baxday somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa magcaabay gudi ka soo tala bixisa gobolada sool iyo sanaag,Guddidan ayaa sida lagu xusay war saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland loo xilsaaray un ay ka soo talo bixiyaan soona qiimeeyan, Duruufaha ka taagan Gobobolada Sool iyo Sanaag iyo sidii loo heli lahaa qorshe [...]
August 18 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Siciid C/salaan Cabdalle gudoomiyaha ardeyda reer Maakhir ee dalka India wax ka barata ayaa markii ugu horreysey ka hadley dagaallada iyo colaada ka aloosan buuraleyda Galgala ee u dhexeeya ciidamada deegaanka oo uu hogaaminayo Sheekh Maxamed Siciid Atam iyo maamulka Puntland. Gudoomiyaha oo wareysi siiyey idaacada SPR ayaa sheegey in uu dhaleeceynayo colaada lagu soo qaaday [...]
August 17 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Marka hore waxaan salaan tiiaanyo leh u dirayaa dhamaan bahda warbaahinta Sooomaaliyeed iyo kuwa reer Puntland oo muujiyey dhabar adayg iyagoo u tafaxeytey u adeegida bulshada oo aan wax abaalmarin ahna lagu siin. Waxaan marka xigta murugadayda la qeybsanayaa walaalkay C/FATAAX JAAMAC MIRE [agaasimihii Horseed Media] oo si xaqdaro ah loogu xukumay magaalada Boosaaso July [...]
August 17 2010 | Posted in MAQAALO, WARARKA | Read More »
Dhalinyaro hubaysan iyo ciidamada Maamulka Puntland ayaa waxa uu dagaal ku dhexmaray duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland iyadoo halkaasi ay ku dhinteen sedax askari oo ka tirsan Puntland. Iska horimaadkan oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu ka dhacay meesha la yiraaho khayr seexay,waxaana uu dhexmaray dhalinyaro ka soo jeeda beel ka mida beelaha [...]
August 17 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Ka dib markii Habeenimadii xalay ay kulan qaas ah yesheen Odayaal iyo Ganacsato ka soo jeeda Gobolada Sanaag ,Hayland iyo Bari ayaa Maanta waxaa ay la kulmeen Maamulka Gobolka Bari ee Magaalada Bosaso Halkaasi oo kulankoodani oo saacado qaatay maanta oo ay Bisha Ramadaan ahayd 6 ku aadanaa. C/rashiid Eelay oo ka mida Odayaasha [...]
August 17 2010 | Posted in LOCAL, WARARKA | Read More »
Madaxweynaha maraykanka oo afur ugu sameeyey aqalka cad ayuu wuxuu madaxweynuhu sheegay in ay muslimiintu xaq u lee yihiin dhismaha masaajidka si ay ugu cibaadaystaan waxaana hadaladii madaxweyne obama ka mid ahaa ‘waa inaan laysku khaldin oo laka saaraa kooxaha xag jirka ah sida alqaacida oo kale iyo muslimiinta caadiga ah” Madaxweynuhu, hadalkani waxa [...]
August 17 2010 | Posted in WARARKA | Read More »
Waxaa Mahad iyo Amaan dhan Idilkeed leh ALLAH Subxaanahu Watacaalah. Waxaana Markhaati ka ahay inuu Muhammad yahay Adoonkisa iyo Rasuulkiisa, Naxariis iyo Nabad dushiisa ha ahaato isaga ehelkiisa iyo Asxaabtiisa akhyaarta ah. intaas kadib waxan jeclaystay in aan idiinso gudbiyo mowduuc aad muhiim u ah oo ku saabsan acmaasha tan ugu kheyrka badan bisha barakeysan [...]
August 13 2010 | Posted in NEWS | Read More »
Danbibaarayaasha Uganda ayaa xiray afar qof oo ay ku sheegeen in ay ka danbeeyeen labadii weerar ee banmaano ee lagu qaaday magaaladda Kambala bishii hore oo lagu dilay dad ka badan todobaatan qof oo daawanayay ciyaartii ugu danbeysay ee Koobkii Kubadda Cagta ee Adduunka. Shir jaraa’id oo lagu qabtay magaaladda Kambala ayaa afartan qof [...]
August 13 2010 | Posted in WARARKA | Read More »