Xaflado Qalin Jebin ah oo loo Qabtay Ardayda Dhigata Iskuuulada Caalamiga ah(international Schools) ee Magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota »
08:19 pm | Xaflad qalin jebin ah oo aad loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta weyn ee Children Threatre oo ku taala Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.ardayda qalin jebisay ayaa dhiganaysay ...
Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Degmada Xingalool oo Ku Dhawaaqay Gobolka Cusub ee Xadeed (Dhagayso) »
08:47 pm | Siyaasiyiinta iyo isimada Degmada Xingalool ayaa shaaca ka qaaday in ay ku dhawaaqayaan gobol cusub oo kusoo biiraya gobolada soomaaliya kaas oo ay ku magacaabeen gobolka Xadeed arrintan...
Xafladii Xidhitaanka Sanad Dugsiyeedka ee Liibaan School oo Xingalool Lagu Qabtay (Daawo+Dhagayso) »
05:40 pm | Waxaa maanta ka dhacday xarunta dugsiga hoose dhexe Liibaan ee Degmada Xingalool xaflad si weyn loosoo agaasimey taas oo dulucdeedu ahayd xidhitaanka sannad dugsiyeedka 2010/2011 isla markaana abaal...
Shir Lagaga Hadlayey Kor U qaadista Waxbarashada Xingalool oo Ka Dhacay Bosaso (Sawirro) »
05:54 pm | Kulan Balaadhan waxa isugu Yimi Gudiga Tayaynta Ardayda Waxbarashada Ardayda degmada Xingalool Kuwaasi oo Kulankooda kaga hadlayay sidii sare loogu qaadi lahaa waxbarashada Ardayda Xingalool Kulankaasi ayaa ka...
Cusbitaalka Degmada Xingalool oo Lasoo Gaadhsiiyey Agab Caafimaad (Sawirro) »
09:11 am | Cusbitalka guud ee Degmada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa waxaa dhowaan soo gaadhay deeq ka kooban agab caafimaad oo kala duwan, agabkaas oo loogu talo galay inuu cusbitalku...
Dugsiga H/Dhexe ee Daarul Qur’aan Xingalool oo Abaal Marin gudoonsiiyey Arday (Sawirro) »
08:57 pm | Dugsiga Hoose Dhexe Daarul Qur’aan ee Degmada Xingalool ayaa maanta xaflad u qabtey ardeydii kaalimaha hore ka gashey Dugsiga imtixaankii Teeramka hore ee sannad dugsiyeedkan 2010/2011 ka. Xafladda...
Shirkadda Isgaadhsiinta TELCOM Puntland oo Xingalool Ka Hawl Gashay (Sawirro) »
08:52 pm | Waxaa maanta si rasmi ahi uga hawl gashey Degmada Xingalool shirkadda Isgaadhsiinta Telecom Puntland oo in muddo ah shaqo ku wadey xarunta Telecom ee Degmada Xingalool. Xaflad ka...
Somaliland oo Usoo Magacawdey Guddoomiye Cusub Degmada Xingalool (Sawirro) »
05:45 pm | Xaflad si weyn loosoo agaasimey oo maanta ka dhacdey hoolka Xarunta cilmi baadhista ee Degmada Xingalool ayaa waxaa xilka Gudoomiyaha Degmada Xingalool ee Maamulka Somaliland kula kala wareegey Xaaji...
Warshadda Kalluunka ee Laasqoray Waa Tusaale Fiican (Maqaal) »
05:18 pm | Tan Markii ay Bu Burtay Dawladii dhexe ee Somaliya waxa ay Somaliya ahayd Meel ay ku soo badanayaan Ganacsiga Yar yar iyo kuwa waa wayn, waxyaabaha si aadka...
Degmada Xingalool oo Saaka Laga Tukadey Salaad Roob-doon ah »
11:40 am | In badan oo ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa beryahan dambe waxaa laga soo sheegayaa abaaro aafeeyey dad iyo duunyoba kadib markii ay gabaabsi noqdeen biyihii iyo baadkii...
Macahadka daarul Berri ee Deg. Xingalool oo soo agaasimey xaflad Lagu Soobandhigay Waxqabadka Machadka +Sawirro »
09:34 pm | Xingalool(XINGALOOLNEWS.COM)Machadka Daarul Birri ee Deg. Xingalool ayaa maanta xaflad aad u balaaran oo aay ka soo qeeyb...
January 27 2012 / No comment / Read More »Dagaal ka Dhacay Duleedka Buuhoodle »
07:55 pm | Buuhoodle(XINGALOOLNEWS.COM)Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyo deeggaanka ah ayaa galabta ka dhacay duleedka magaalad Buuhoodle. Dagaalkan...
January 27 2012 / No comment / Read More »Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya mudane Gaas Oo Maanta Isku Shaandheen Ku Sameeyay Wasiiro »
07:20 pm | Muqdisho(XINGALOLNEWS.COM)War saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, isla markaasna...
January 27 2012 / No comment / Read More »Dowlada Britain oo qeexday ujeedooyinka ugu muhiimsan ee shirka ay dhinacyada Soomaalida u qabanayso »
11:46 am | London:(XINGALOOLNEWS.COM)Dowlada Ingiriiska ayaa ka warbixisay ujeedooyinka ugu muhiimsan ee shirka ay dhinacyada Soomaaliya ku lugta leh u...
January 27 2012 / No comment / Read More »Wasiirka Gaashaandhiga S/land oo ka ambabaxay Deg.Xingalool »
06:55 pm | xingalool (XINGALOOLNEWS.COM): Waxaa magaalada xingalool ee gobolka Sanaag maanta ka ambabaxay Wasiirka GaashaanDhiga ee maamulka S/land mudane...
January 26 2012 / No comment / Read More »WAFDI HEER WASIIRO AH OO KA SOCDA SOMALILAND OO LAGU SOO DHAWEEYEY DEGMADA XINGALOOL »
07:53 pm | Xingalool(XINGALOOLNEWS.COM)Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Gaashaan dhiga axmed xaaji cali cadami iyo mudanayaal kale oo badan...
January 25 2012 / No comment / Read More »Ciidamada Maraykan ka oo Xoog Ku Soo Furtay Shaqaale Ajaaniib ah Afduub Loogu Haystay Bartamaha Somaliya »
11:35 am | Galkacayo(XINGALOOLNEWS.COM)Diyaarad dagaal oo uu Mareykanku leeyahay ayaa xoog ku furtay laba shaqaale ah oo u shaqeynayay hay’adda...
January 25 2012 / No comment / Read More »Gidoomiyaha Suuqa Bakaaraha oo Sheegay in ay Sugayaan Amaanka suuqa Bakaaraha »
10:15 am | Muqdisho: (XINGALOOLNEWS.COM) Gudoomiyaha cusub ee ganacsatada Suuqa Bakaaraha Axmed Nuure Aw diini oo waraysi siinayey xingaloolnews.com ayaa...
January 25 2012 / No comment / Read More »ICRC oo wali ka dayrinaysa xaaladda shacabka Soomaaliyeed »
11:19 am | Nairobi: (XINGALOOLNEWS.COM) Hay’adda ICRC ayaa waxa ay sheegtay in inkastoo ay hoos u dhacday macluusha ka jirta...
January 24 2012 / No comment / Read More »Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee Somalia oo saakay Laga Furay Muqdisho »
11:05 am | Muqdisho(XINGALOOLNEWS.COM)Mudo 21 sana ah kadib ayaa lagu wadaa maanta in Muqdisho laga furo xafiiska siyaasada Qaramada Midoobay...
January 24 2012 / No comment / Read More »Qarax is miidaamin ah oo saakay aroortii hore ka dhacay magaalada B/Weyne ee G/Hiiraan »
10:51 am | Baladweyne(XINGALOOLNEWS.COM)Wararka naga soogaadhaya magaalada B/weyn ee Xarunta G/Hiiraan ayaa sheegaya in saaka aroortii hore uu qarax ismiidaamin...
January 24 2012 / No comment / Read More »Waxbarashada Caruurta Barakacayaash Kalan Ku saabsan oo Galkacayo Lagu qabtay+Sawiro »
08:32 pm | Galkacayo(XINGALOOLNEWS.COM)Kulan ku saabsan hormarinta waxbarshada caruurta ku nool xeryaha barakacayaasha gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
January 23 2012 / No comment / Read More »Isbahaysiga Nabadda oo dood Cilmiyeed ku qabtay Muqdisho »
08:10 pm | Muqdisho XINGALOOLNEWS.COM)- Dood Cilimiyeedkaan oo uu soo qaban qaabiyay Isbahaysiga Nabadda Soomaaliya islamarkaana ay ka qeyb galeen dad...
January 23 2012 / No comment / Read More »

















